Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Xaawo Axmed. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c300da30201009a78e42224/SD_5%2CJanuary%2C2019_Xaawo%2CGrowe.mp3
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Xaawo Axmed.
Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
COMMENTS