Issimada Puntland oo go’aan soo saaray (Daawo)

HomeWararka

Issimada Puntland oo go’aan soo saaray (Daawo)

issimada Puntland oo maanta soo gaba gabeeyey kulamo ay la laahaayeen Musharaxiinta, Madaxda Puntland ee talada haysa iyo qaybaha bulshada ayaa maanta go’aamo soo saaray. Isimadda ayaa warbaahinta u sheegay in la isku afgartay in dhaqdhaqaaqa dadka xor yahay lana celin karin qof Soomaali ah oo Puntland imaanaya

Cabdiraxman Cabdi Shakuur: “Madaxtooyada waxaa isku horfadhiya labo ciidan oo iska soo horjeeda”
CALMADOW: DHUL DIHIN & DEEGAAMO CAJIIB AH OO AAN LAGU DALXIISIN
DFS oo war ka soo saartay Cabsida laga qabo in wabiyada Shabelle iyo Jubba ay Fatahaad sameeyan (Daawo)

issimada Puntland oo maanta soo gaba gabeeyey kulamo ay la laahaayeen Musharaxiinta, Madaxda Puntland ee talada haysa iyo qaybaha bulshada ayaa maanta go’aamo soo saaray.

Isimadda ayaa warbaahinta u sheegay in la isku afgartay in dhaqdhaqaaqa dadka xor yahay lana celin karin qof Soomaali ah oo Puntland imaanaya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: