Shacabka Magaladda Qardho oo siyaabo kala duwan uga hadlay Barlamaanka Cusub ee PL (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Magaladda Qardho oo siyaabo kala duwan uga hadlay Barlamaanka Cusub ee PL (dhegayso)

Qaar kamid ah shacabka Magaaladda Qardho ee xarunta Gobalka karkaar oo maanta la hadlayeey radio daljir ayaa siyabo kala duwan uga hadlay liiska Xubnaha Cusub ee Barlamaanka Puntland,kuwaas oo shalay lagaga dhawaaqay Garoowe maantana lagu dhaariyeey isla Garoowe. Wariyaheena Qardho ee Daljir Najiib Zaki ayaa Warbixintan Qardho kaso diray. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c2b8c92010100934e4cb017/Warbixinta+Shacabka+Qardho+iyo+aragtida+xilibaanada+cusub+2019+by+najii+saki+.mp3

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 44aad
Faahfaahin: Qarax kadhacay goob u dhow tiyaatarka Qaranka
SOOMAALILAND: “Anagu (mabda ‘ahaan) waxaan ku raacsanahay … inaan martigalino qaxootiga Afgaanistaan”

Qaar kamid ah shacabka Magaaladda Qardho ee xarunta Gobalka karkaar oo maanta la hadlayeey radio daljir ayaa siyabo kala duwan uga hadlay liiska Xubnaha Cusub ee Barlamaanka Puntland,kuwaas oo shalay lagaga dhawaaqay Garoowe maantana lagu dhaariyeey isla Garoowe.

Wariyaheena Qardho ee Daljir Najiib Zaki ayaa Warbixintan Qardho kaso diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: