Xildhibaanada cusub ee Puntland oo la dhaariyay (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaanada cusub ee Puntland oo la dhaariyay (dhegayso)

Waxaa la dhaariyay xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Puntland oo xalay lagu dhawaaqay. Munaasbadda dhaarta ayaa waxaa ka qaybgalay 65xildhibaan i

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo dil toogasho ah ku fulisay xubin ka tirsanaa Daacish

Waxaa la dhaariyay xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Puntland oo xalay lagu dhawaaqay.

Munaasbadda dhaarta ayaa waxaa ka qaybgalay 65xildhibaan iyo hal gabar.waxaana la hor geeyay maanta Maxkamada sare ee Puntland halkaas oo ugu dambayn lagu dhaariyay looguna qaybiyay kaararkii aqoonsiga .

 

Xildhibanaada ayaa isla maanta gudoomiye kumeel gaar ah waxa ay u doorteen Xuseen Xaaji Yaasiin oo ah ninka ugu da,daweyn .

Baarlamaanka Puntland ayaa 4 bishan waxa ay dooran doonaan gudoomiye cusub iyo kuxigeenadiisa ,iyadoo maanta xubnaha utaagan xilalkan ay ku dhawaaqi doonaan musharax nimadooda  .

Gudoomiyaha gudiga doorashada ayaa Maxkamada uga warbixiyay qaabka ay u soo xuleen xubnahan .

Dhaarta ayaa kusoo beegmaysa iyadoo dhanka kalle ay soo baxayaan dhaliilo ka imaanaya beelaha oo ku’aadan in xubnihii ay gudbiyeen qaarkood laga tagay.

Dhegayso

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: