HomeUncategorized

Shir looga Hadlayay Amniga iyo la dagaalanka Argagaxisada oo dowladda Puntland iyo QM ku dhex-maray Garowe[DHAGAYSO]

Isniin, Abriil 20, 2015 (Daljir) — Shir degdeg ah oo ku saabsan ammaanka ayna ka qaybgaleen mas’uuliyiinta Puntland iyo wafti ka socda QM. Oo galabta soo gaaray Garowe ayaa galabta ilaa caawa ka socda xarunta madaxtooyada PL ee Garowe.

Gabdho rabay in ay ku biiraan Al-shabaab-ta Soomaaliya oo Kenya lagu Maxkamadayn Doono
Akhri-Jadwalka doorashada Soomaaliya ee 2016 oo lasoo saaray.
Puntland oo ku gacansayrtay samaynta Shillin Somali cusub, kuna hanjabtay in ay ka hortagayso socodsiinteeda.

Isniin, Abriil 20, 2015 (Daljir) — Shir degdeg ah oo ku saabsan ammaanka ayna ka qaybgaleen mas’uuliyiinta Puntland iyo wafti ka socda QM. Oo galabta soo gaaray Garowe ayaa galabta ilaa caawa ka socda xarunta madaxtooyada PL ee Garowe.

Shirkan ayaa waxaa goob jog ka ah M.weyne ku xigaha PL ahna ku simaha M.weynaha Eng. cXakiin X. Cabdullaahi Cumar “Camey” iyo wakiilka Qaramada Midoobey ee SomaliyaNicholas Kay oo hoggaaminayey waftiga UN-ka ee galabta Garowe yimid.

Wasiirka warfaafinta ee PL C/wali Xirsi Cabdulle ayaa goor dhaweyd oo caawa ah arrintaan uga waramay Radio Daljir, waxaana waraystay Maxamed C/laahi Cali Kooshin..

Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: