Weerar Askar lagu laayay oo Bosaaso ka dhacay (dhegayso)

HomeWararka

Weerar Askar lagu laayay oo Bosaaso ka dhacay (dhegayso)

Kooxo hubaysan ayaa goor dhawayd oo caawa maqribkii ah waxa ay weerar ku soo qaadeen Askar ka tirsan Ciidamada Booliska ee gobolka bari ,kuwaas oo kus

Xiliga ay dhacayso doorshada degmooyinka Qardho, Ufayn, iyo Eyl oo la shaaciyay (daawo)
Dadaallada lagu raadinayo xilka Ra’iisulwasaaraha oo ka socda Muqdisho & shacabka
Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)

Kooxo hubaysan ayaa goor dhawayd oo caawa maqribkii ah waxa ay weerar ku soo qaadeen Askar ka tirsan Ciidamada Booliska ee gobolka bari ,kuwaas oo kusugnaa barxada weyn ee ka soo horjeedka Shirkada Golis .

Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay laba Askari halka midkalena uu ku dhaawacmay .

wariye Xasan Heykal ayaa warkan soo koobaya .

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Jamac ahmed 5 years ago

    #__Jamac_ahmed ojoga burtinle waanka xumahay in askar bolis ah lagu laayo #_bosaso taasi waxay cadayn utahay in amniga magaalada uusan sugnayn

DISQUS: