Dagaal markale dib uga qarxay deegaanka Kaxandhaale iyo odayaal Caabudwaaq baaq ka diray (dhegayso)

Dagaal markale dib uga qarxay deegaanka Kaxandhaale  iyo odayaal Caabudwaaq baaq ka diray (dhegayso)

Waxaa maanta uu  markale dagaal xoogan  ka  qarxay deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud , halkaas oo ay ku dagaalamayaan laba beelood oo ood wadaag ah .

Dagaalka ayaa la soo sheegayaa in uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh  ,iyadoo shalay halkaasi la geeyay ciidamo  ka kala yimid Cadaado  iyo Dhuusa mareeb.

Wax garadka ku dhaqan degmada Caabudwaaq  ee gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in dagaalkaasi si shuruud la,aan ah loo joojiyo .

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com