Weerar Askar lagu laayay oo Bosaaso ka dhacay (dhegayso)

Kooxo hubaysan ayaa goor dhawayd oo caawa maqribkii ah waxa ay weerar ku soo qaadeen Askar ka tirsan Ciidamada Booliska ee gobolka bari ,kuwaas oo kusugnaa barxada weyn ee ka soo horjeedka Shirkada Golis .

Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay laba Askari halka midkalena uu ku dhaawacmay .

wariye Xasan Heykal ayaa warkan soo koobaya .


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Weerar Askar lagu laayay oo Bosaaso ka dhacay (dhegayso)”

  1. Jamac ahmed

    #__Jamac_ahmed ojoga burtinle waanka xumahay in askar bolis ah lagu laayo #_bosaso taasi waxay cadayn utahay in amniga magaalada uusan sugnayn

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com