Garoowe: Gudiga xalinta Khilaafaadka oo shaaciyey xiliga lagu dhawaaqayo Baarlamaanka Cusub (dhegayso)

HomeWararka

Garoowe: Gudiga xalinta Khilaafaadka oo shaaciyey xiliga lagu dhawaaqayo Baarlamaanka Cusub (dhegayso)

Gudiga xalinta Khilaafaadka baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in dad ka badan 200 oo qof ay gudbisteen codsiga Xildhibaanimo taasoo hadda ay aad ugu mashquulsan yihiin kala saaristooda. Gudoomiyaha gudiga xalinta Khilaafaadka ayaa sheegay in 31 ka bishan ay soo saarayaan liiska rasmiga ah ee xildhibaanada Puntland. Dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c1f9e3e040100164c2ea64f/Warbixin+gudiga+Khilaafaadka+oo+shaaciyey+xiligay+ku+dhawaaqayaan+baarlamaanka+cusub.mp3

Madaxweyne Gaas oo Guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Nugaal xilkiina ka qaaday Gudoomiyihii hore
Dib u doorashada Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan maxay uga dhigantahay Turkiga & Dunida Islaamka
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Gudiga xalinta Khilaafaadka baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in dad ka badan 200 oo qof ay gudbisteen codsiga Xildhibaanimo taasoo hadda ay aad ugu mashquulsan yihiin kala saaristooda.

Gudoomiyaha gudiga xalinta Khilaafaadka ayaa sheegay in 31 ka bishan ay soo saarayaan liiska rasmiga ah ee xildhibaanada Puntland.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: