Madaxweyne Gaas oo Guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Nugaal xilkiina ka qaaday Gudoomiyihii hore

Madaxweyne Gaas oo  Guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Nugaal xilkiina ka qaaday Gudoomiyihii hore

Wareegto ka soo baxday maanta xafiiska Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas , ayaa waxaa lagu magacaabay Guddomiyaha cusub ee gobolka Nugaan  Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir), kaas oo badali doonaa guddoomiyihii hore ee gobolka  Cumar Cabdulaahi Farawayne,  oo mudo saddexsano ah xilkaasi hayay.

Tan iyo markii uu Madaxweynaha Puntland uu xilka lawareegay 2014kii , waa guddoomiyihii Afaraad oo uu Madaxweyne Gaas xilkan uu u magacaabo.

Diiwaanka warkan radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com