Falanqeyn :Qaraxyadii Muqdisho iyo sida ay Al-shabaab ugu suurtagashay in Madaxtooyada horteeda ay isku Qaraxiyaan ?

HomeWararka

Falanqeyn :Qaraxyadii Muqdisho iyo sida ay Al-shabaab ugu suurtagashay in Madaxtooyada horteeda ay isku Qaraxiyaan ?

Ra’iisul wasaaraha  dowladda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa booqasho ugu tagay dadkaasi  dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay gil gilay magaalada

Madaxweynaha Puntland oo Shaqa Joojin ku Sameyeey Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland Erag
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Cadaado (dhegayso)
Cali Khaliif Gallayd,”Muqdisho iyo Garoowe Lagama Ogola Inaan Ku Biirno Soomaaliland”
Ra’iisul wasaaraha  dowladda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa booqasho ugu tagay dadkaasi  dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay gil gilay magaalada Muqdisho .
Tirada dadki kudhinta qaraxyadan ayaa waxa ay gaaraysaa ilaa iyo 27 qof , waxaan mas,uuliyada weerarkan sheegtay kooxda Arl-shabaab .
Hadaba maxay tahay sababta markasta u suurta galisa Al-shabaab in ay soo dhaafaan baraha kaantarool ee ciidamada ? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Ex- Conel Maxamuud Cabdi Qolombi oo kamid ahaa saraakiishii ciidamada ee dowladdii C/laahi Yusuf iyo sheekh Shariif .
wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: