Xaaluf ba’an oo lagu hayo deegaanka Durduri ee gobalka Sanaag (dhegayso/daawo)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Xaaluf ba’an oo lagu hayo deegaanka Durduri ee gobalka Sanaag (dhegayso/daawo)

Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan deegaanka Durduri ee gobolka Sanaag ayaa ka cabanayaan xaaluf ba'an oo lagu hayo deegaanka iyada oo dad iyo duunyaba

Baraarugga Haweenka | Daljir & BBCMA |Taxana 128 -AAD Xaawo Axmed & Sunni|
Warbixinta Habeenkii 3aad ee TARTAN & TACLIIN: Ballidhidin Sare fkf Xarfo (dhegayso)
Farriin: Musuqmaasuqa waa dib-u-dhaca koowaad ee bulsho. Diid musuqmaasuqa. Diid kii kaa dalbada! (dhegayso)

Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan deegaanka Durduri ee gobolka Sanaag ayaa ka cabanayaan xaaluf ba’an oo lagu hayo deegaanka iyada oo dad iyo duunyaba uu xaalufkaas samayn xooggan ku yeeshay.

Dadka deegaankaas ayaa sheegay in dhibaatoo ku hayaan dhalinyaro hubaysan oo duxusha ka shidanaya deegaanka, taas oo aysan waxba dadku ka qaban karin.

Faadumo Jaamac Jibriil oo kamid ah dadka u dhaqdhaqaaqa daryeelka deegaanka iyo kahortaga xaalufka ayaa wareysi ay siisay Radio Daljir ku sheegtay in deegaanka Durduri ee gobalka Sanaag dhibaato ba’an oo xaaluf ay ka jirto, waxa ayna farriin u dirtay madaxda iyo musharrixiinta Puntland.

Hoos ka dhegayso.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: