Xaaluf ba’an oo lagu hayo deegaanka Durduri ee gobalka Sanaag (dhegayso/daawo)

Xaaluf ba’an oo lagu hayo deegaanka Durduri ee gobalka Sanaag (dhegayso/daawo)

Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan deegaanka Durduri ee gobolka Sanaag ayaa ka cabanayaan xaaluf ba’an oo lagu hayo deegaanka iyada oo dad iyo duunyaba uu xaalufkaas samayn xooggan ku yeeshay.

Dadka deegaankaas ayaa sheegay in dhibaatoo ku hayaan dhalinyaro hubaysan oo duxusha ka shidanaya deegaanka, taas oo aysan waxba dadku ka qaban karin.

Faadumo Jaamac Jibriil oo kamid ah dadka u dhaqdhaqaaqa daryeelka deegaanka iyo kahortaga xaalufka ayaa wareysi ay siisay Radio Daljir ku sheegtay in deegaanka Durduri ee gobalka Sanaag dhibaato ba’an oo xaaluf ay ka jirto, waxa ayna farriin u dirtay madaxda iyo musharrixiinta Puntland.

Hoos ka dhegayso.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com