Faahfaahin: Qarax kadhacay goob u dhow tiyaatarka Qaranka

HomeWararka

Faahfaahin: Qarax kadhacay goob u dhow tiyaatarka Qaranka

Qarax xoogan ayaa kadhacay goob u dhow Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho afaafkiisa hore gaar ahaana xarun barkantorool ah oo ciidamadu ay ku baaraan gaadiidka madaxtooyada. Qaraxa aya gaystay khasaare kalla duwan,  laakiin wali macadda baaxaddiisa. Sawir horudhac ah ayaa muujinaya burbur. Tiyaatarka ayaa waxaa ka socda howlo is xilqaan ah oo dib loogu dayactirayo.  

Madaxweynaha Hiirshabeele oo awaamir soo roggay
Wasiir dirir: “Jiritaanka Puntland waxay ku jirta in Madaxweyne deni lasoo celiyo”
Madaxweyne Farmaajo oo Kormeer kadis ah kutagay xarunta Xaruunta Taliska Ciidanka Booliska ee gobolka banaadir (dhegayso)

Qarax xoogan ayaa kadhacay goob u dhow Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho afaafkiisa hore gaar ahaana xarun barkantorool ah oo ciidamadu ay ku baaraan gaadiidka madaxtooyada.

Qaraxa aya gaystay khasaare kalla duwan,  laakiin wali macadda baaxaddiisa.

Sawir horudhac ah ayaa muujinaya burbur.

Tiyaatarka ayaa waxaa ka socda howlo is xilqaan ah oo dib loogu dayactirayo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: