Musharrax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hoygiisa ku booqday Garaad Saleebaan Garaad Maxamed (Sawiro)

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Deni 2019

Musharrax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hoygiisa ku booqday Garaad Saleebaan Garaad Maxamed (Sawiro)

Musharax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u mahad celiyey Garaad Saleebaan doorka wanaagsan ee uu ka qaatay adkeynta Midnimada iyo Dibu-heshiisiinta dadka Puntland. Garaad Saleebaan & Musharrax Siciid Deni waxay ka wada hadleen arrimaha Puntland, gaar ahaanna Doorashooyinka dhici doona bisha Janaayo 2019-ka

Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo Casho Sharaf Ku Casumay Xildhibaanadsa Laga Soo Doorto Gobolada Sanaag iyo Haylaan.(Sawiro)
Arragtida Shacabka Puntland ee Doorashaddi Garoowe (Daawo)
Musharrax Deni oo Hambalyo u diray Guddoonka Cusub ee Barlamaanka PL (Daawo)

Musharax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u mahad celiyey Garaad Saleebaan doorka wanaagsan ee uu ka qaatay adkeynta Midnimada iyo Dibu-heshiisiinta dadka Puntland.

Garaad Saleebaan & Musharrax Siciid Deni waxay ka wada hadleen arrimaha Puntland, gaar ahaanna Doorashooyinka dhici doona bisha Janaayo 2019-ka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: