Musharrax Cali Xaaji Warsame oo kulan bulsho ku qabtay Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe (Sawiro)

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Cali Xaaji 2019

Musharrax Cali Xaaji Warsame oo kulan bulsho ku qabtay Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe (Sawiro)

Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Cali xaaji warsame oo waayahaan socdaalo ku marayey gobaladda iyo degmooyinka Puntland ayaa caawa kulan bala

Musharrax Cali Xaaji Warsame oo war qoraal ah soosaaray, kadib markii maanta musharraxiin kale ku shireen Garoowe.
Farriin Siyaasadeed Musharrax Cali Xaaji Warsame: Puntland ila Badbaadi (daawo)
Musharax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo kusoo bandhigay waxqabadkiisa (dhegayso/sawiro)

Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Cali xaaji warsame oo waayahaan socdaalo ku marayey gobaladda iyo degmooyinka Puntland ayaa caawa kulan balaaran la qaatay bulshada kuna qabtay Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Garoowe.

Cali xaaji warsame ayaa kulanka ku soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed ee Puntland iyo arrimaha doorashooyinka Puntland 2019.

Musharrax Cali Xaaji ayaa kaga hadlay mowduuc ah Himilada Musharraxa & Hammiga Shacabka, waxaana inta baddan dadkii ka hadlay kulankaas ay ku amaneen musharrax Cali Siyaasadiisa wanaagsan iyo baahida shacabku u qabaan hoggaamintiisa aqooneed.

Codadka kulanka Daljir kala soco.

Sawiro

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: