Musharaxa Madaxweyne Cabdisamad Maxamed Gallan oo Bossaso lagu soodhaweeyey (dhegayso | sawirro)

Musharaxa Madaxweyne Cabdisamad Maxamed Gallan oo Bossaso lagu soodhaweeyey (dhegayso | sawirro)

Magaalada Bosaaso waxaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Musharax madaxweyne 2019, Cabdisamad Maxamed Gallan.

Gallan ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso waxaa uga hortagay oo ku soodhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Bosaaso.

Hadaba wariyaheena Daljir Bosaaso Xasan Heykal ayaa ka qaybgalay munaasibada oo warbixintan ka diyaariyay soodhaweyntiisa.

Hoos kaga bogo codadkii soodhaweynta iyo masawiraba.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0