Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka oo Xaaladda Baydhabo ka hadashay

HomeWararka

Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka oo Xaaladda Baydhabo ka hadashay

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa looga hadlay rabshadaha Maalintii labaad ka socda Magalada Baydhabo ee G/Baay. Qoraalka Wasaaradda amniga kasoo baxay ayaa waxaa Shacabka Magalada Baydhabo loogu baaqay inay ilaaliyaan xasiloonida.

Madaxwaynaha Galmudug “Waan ka Heshiinay khilaafkii nagala dhaxeeyay DFS ee Khaliijka”
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Musharaxinta Madaxweynaha Hiirshabele oo Maanta Khudbado Kajeedinaya Jowhar

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa looga hadlay rabshadaha Maalintii labaad ka socda Magalada Baydhabo ee G/Baay.

Qoraalka Wasaaradda amniga kasoo baxay ayaa waxaa Shacabka Magalada Baydhabo loogu baaqay inay ilaaliyaan xasiloonida.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: