Xaaladda Baydhabo

HomeWararka

Xaaladda Baydhabo

Xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ka dhalatay xariga Mukhtaar Roobow ee dowladda Soomaaliya. Dhalinyaro taageersa

Galmudug: Boolisku waa Qashin-xaaqaha Bulshada, Waraysi Taliyaha Qaybta G. Mudug Maxamed Nuur Cali
Guddiga joogtada ah ee Xildhibanada Aqalka sare oo Kulan Muqdisho ku yeeshay (dhegayso)
Xasan Abshir Faarax oo Raysal wasaare kasoo noqday dalka ayaa geeriyooday

Xiisad ayaa ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ka dhalatay xariga Mukhtaar Roobow ee dowladda Soomaaliya.

Dhalinyaro taageersan musharax Mukhtaar Roobow ayaa xiray inta badan waddooyinka kalle duwan ee magaalada Baydhabo, iyagoona gubaya taayaro.

Xildhibaan katirsan Koonfur Galbeed ayaa sidoo kalle saakay lagu dilay Baydhabo, iyadoona la maqlayo rasaas ay ridayaan ciidamada ammaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: