HomeUncategorized

Baahin:Axad, 12 Jan 2014, Caawa Iyo Daljir, Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Garoowe

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kulan kula yeeshay haweenka balan qaadna sameeyey, Xaflad lagu sagoontiyey Dawladii hore laguna soo dhoweeyey mida cusub oo ka dhacday Garoowe, Qaban qaabada xil wareejinta Madaxda cusub oo Garoowe ka socoto, Cali X Warsame oo soo afmeeray ololihiisa, mooshin ka dhan ah Wasiirada Xukuumadii Saacid oo la horgeeyey Baarlamaanka DF ah ee Soomaaliya.

Guddoomiyeyaashii Olompikada iyo xiriirka cubadda cagta ee Somaliya oo ku dhintay qaraxii Muqdisho.
Madaxweyne Gaas oo la kulmay Wafdi ka socda QM
?Maxkamada gobolka Bari oo 15 sanno ku xukuntay naakhuude doonidiisa ay ku dhinteen 41 tahriibayaal ah.

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kulan kula yeeshay haweenka balan qaadna sameeyey, Xaflad lagu sagoontiyey Dawladii hore laguna soo dhoweeyey mida cusub oo ka dhacday Garoowe, Qaban qaabada xil wareejinta Madaxda cusub oo Garoowe ka socoto, Cali X Warsame oo soo afmeeray ololihiisa, mooshin ka dhan ah Wasiirada Xukuumadii Saacid oo la horgeeyey Baarlamaanka DF ah ee Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: