Benedict oo lagu xukumay 7 sano oo xarigg ah xilli lagu eedeyey inuu ku biiri lahaa Al-shabaab

Baltimore, January 14, 2014 – Maxkamad ku taala Maraykanka ayaa xukun xarig ah ku riday askari ka tirsanaa sirdoonka dalkaas oo doonayey inuu ku biiro kooxda Al-shabaab, askariga ayaa lagu xukumay 7 sano oo xarig ah

Maxkamad ku taala magaalada Baltimore ee USA ayaa xukunka ku riday askariga oo baaris lagu sameeyey.

Maxkamada ayaa dembi ku sheegtay doonista askriga oo ahayd inuu Al-shabaab u dagaalamo, iyadoo intaas kadib lagu xukumay xarigga.

Craig Benedict oo ah 26 sano jir isla markaasna ah askariga la xukumay ayaa qirtay dembi la xiriira inuu burburiyey computerkiisa, si aan loo tix raacin macluumaadka ku jira.

2011 ayuu ka tegay sirdoonka USA, Saraakiisha ciidanka dalka Kenya ayaa qabtay askriga isla sanadkaas isagoo ku sii jeeday Soomaaliya isla markaasna adeeganayey safar dhulka ah.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com