Maxaa looga hadlay Shirki Golaha Wasiiradda Puntland ? (Daawo)

HomeWararka

Maxaa looga hadlay Shirki Golaha Wasiiradda Puntland ? (Daawo)

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, hishiiskii nabadaynta ee Jigjiga iyo Warbixino Kale. Shirka ayaa ka qabsomay Xarunta Madaxtooyadda Magaaladda Garoowe waxaana inta baddan goobjoog ahaa Golaha wasiiradda Puntland. Hoos ka akhriso

MAANHADAL: Khilaafka madaxtooyada Puntland iyo madaxdii hore ee shirkada DPJ (dhegayso)
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo sheegay in Askarigii lagu arko maandooriye talaabo addag laga qaadi doono
Dab ka kacay Habeenimadi xalay kaalin shidaal oo kutaal Cabdudwaaq iyo khasaare ka dhashay oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, hishiiskii nabadaynta ee Jigjiga iyo Warbixino Kale.

Shirka ayaa ka qabsomay Xarunta Madaxtooyadda Magaaladda Garoowe waxaana inta baddan goobjoog ahaa Golaha wasiiradda Puntland.

Hoos ka akhriso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: