HomeUncategorized

Codbixinta oo bilaabatay & 10 musharax oo u taagan xilka Madaxweyne kuxigeenka

Garoowe. Dec-8-2013, Xildhibaanda Baarlamaanka Puntland ayaa hada u codaynaya Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ay ka dhex dooran doonaan 10 musharax oo xilkaasi u taagan.

Ururka ISIL oo Fariisamo cusub ka samaystay Yemen
Wasiirka waxbarashada ee dowladda Puntland oo beeniyay eedayn uga timid culimada diinta qaarkood
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Jamaal Farax Aadan.

Garoowe. Dec-8-2013, Xildhibaanda Baarlamaanka Puntland ayaa hada u codaynaya Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ay ka dhex dooran doonaan 10 musharax oo xilkaasi u taagan.

Codaynta ayaa hada socota, waxaana goordhow la filayaa inuu soo gaba gaboobo Wareega koowaad ee xilka Madaxweyne kuxigeenka Dawlada Puntland.

Puntland oo saacad ka hor yeelatay Madaxweyne cusub ayaa goordhow yeelanaysa Madaxweyne kuxigeenka shanta sano ee soo socota.

Musharaxiinta u taagan xilkan waxaa kamid ah Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland lamana saadaalin karo natiijada kasoo bixi karta doorashada hada socota

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir

?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: