HomeUncategorized

Baahin: Axad, 29- Dec, 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Garowe

Madaxweynaha Puntland iyo Gen Cade Muuse oo shir ku yeeshay Garoowe iskuna raacay Doorashadu inay dhacdo wakhtigeedda, Kala aragti duwanaan Isimada Puntland ah oo soo baxday, Xeel dheere ka hadlaya waxa dhici kara hadaan la xalin khilaafaadka jira, hawlgalo dad lagu xiray oo laga fuliyey Kismaayo, iyo Baarlamaanka Soomaaliya oo warbixin ka dhegeystey gudiga dib u eegista Dastuurka

Xasan Shiikh oo Shacabka Djibouti ugu Hambalyeeyay xuska 38-guurada ka soo wareegtey Xornimadooda
Issimada Puntland oo socdaal-nabadeed ku tahay deegaanno badan oo gobolka Bari ka mid ah; sifo xal loogu helo colaaddii Kob-dhexaad.
Cali Xaaji oo Dhaliilay habka loo Maray heshiiskii Gaalkacyo

Madaxweynaha Puntland iyo Gen Cade Muuse oo shir ku yeeshay Garoowe iskuna raacay Doorashadu inay dhacdo wakhtigeedda, Kala aragti duwanaan Isimada Puntland ah oo soo baxday, Xeel dheere ka hadlaya waxa dhici kara hadaan la xalin khilaafaadka jira, hawlgalo dad lagu xiray oo laga fuliyey Kismaayo, iyo Baarlamaanka Soomaaliya oo warbixin ka dhegeystey gudiga dib u eegista Dastuurka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: