Baahin: Axad, 29- Dec, 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Garowe

Madaxweynaha Puntland iyo Gen Cade Muuse oo shir ku yeeshay Garoowe iskuna raacay Doorashadu inay dhacdo wakhtigeedda, Kala aragti duwanaan Isimada Puntland ah oo soo baxday, Xeel dheere ka hadlaya waxa dhici kara hadaan la xalin khilaafaadka jira, hawlgalo dad lagu xiray oo laga fuliyey Kismaayo, iyo Baarlamaanka Soomaaliya oo warbixin ka dhegeystey gudiga dib u eegista Dastuurka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com