Baarlamaanka oo Ansixiyay   Xeerka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda

HomeWararka

Baarlamaanka oo Ansixiyay Xeerka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ansixiyay maanta  xeerka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda , dood dheer kadib kulankii maanta ay yesheen. Xeerkan ayaa w

Madaxweyne Farmaajo oo ku sugan Magaaladda Carta ee dalka Jabuuti
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya (dhegayso)
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Booqdey Dhaawicii Ciidamada Difaaca Puntland (Sawiro)

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ansixiyay maanta  xeerka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda , dood dheer kadib kulankii maanta ay yesheen.

Xeerkan ayaa waxaa Ansixiyay 167  Xildhibaan  oo cod gacan taag ah ku ansixiyay, waxaana ka aamusay  1 Xildhibaan , waxaana  diiday  2 Xildhibaan ,sidaasi ayuuna Ansax ku noqday .

 

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaana ku dhawaaqay natiijadii codaynta .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: