Ceel Dhaarir :Caruur iyo Haween ku sumoobay Caano ay cabeen ( dhegayso)

HomeWararka

Ceel Dhaarir :Caruur iyo Haween ku sumoobay Caano ay cabeen ( dhegayso)

Uguyaraan 45 qof ayaa ku sumoobay degaanka Ceel-Daahir ee gobolka Bari,kadib markii ay ku sumoobeen  caano ay cabeen. Dadkan ku sumoobay caanaha ay

Dowladda oo sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalku ay dile 40 katirsan Kooxda Al-shabaab
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 29aad
Warka Caweysin, Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Uguyaraan 45 qof ayaa ku sumoobay degaanka Ceel-Daahir ee gobolka Bari,kadib markii ay ku sumoobeen  caano ay cabeen.

Dadkan ku sumoobay caanaha ayaa isugujiray Haween iyo Caruur ,waxaana kamid ah dadkan laba haween ah oo xaamilo ah.

Majirto cid ku dhimatay dhacdadan ,waxaana dadkii ku sumoobay caanahan la geeyay Isbitaalka degmada Carmo.

Faadumo C/laahi Cade oo ah maamulaha Isbitaalka degmada Carmo ayaa , wariye Xasan Heykal uga warantay dakan iyo sida ay ku sumoobeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0