Wacaal daray ah: Camey  oo magacaabay guddi khilaafaadka doorashada oo lid ku ah kii Gaas (wareegto)

HomeWararka

Wacaal daray ah: Camey oo magacaabay guddi khilaafaadka doorashada oo lid ku ah kii Gaas (wareegto)

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Injineer Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa goor dhawayd shir jaraaid ku qabtay hoyga uu ka dagan yahay magaal

Ururka Midowga Afrika oo ka hadlay baaqa TPLF ee ah inay wadahadal diyaar u yihiin
Faadumo Diiriye Waxay Wareejinta Uunsiga Wax Ku Bartaa 3009 Qof (dhegayso)
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 15aad (dhegayso | daawo)

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Injineer Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa goor dhawayd shir jaraaid ku qabtay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Garoowe. Camey ayaa shirkiisa jaraa’id waxaaa ku weheliyey qaar kamid ah musharaxiinta u taagan doorashada Puntland ee 2019.

Madaxweyne Camey waxa uu ku dhawaaqay Guddi lid ku ah kii kale oo khilaafaadka doorashada Puntland ee Madaxweyne Gaas magacaabay isaga oo sheegay in  guddigan uu magacaabay uu kala tashaday Musharrixinta doorashada Puntland ee 2019.

Guddigan ayaa sidoo kale ka kooban 8 xubnood .

Hoos ka akhriso.

Daljir kala soco warar xaqiiqo ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: