Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka dhagaxdhigay Garoon casri ah (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka dhagaxdhigay Garoon casri ah (dhegayso)

Madaxeynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu  maanta Garoowe ka dhegaxdhigay dhismaha cusub ee xarun ciyaareed taas oo lagu soo kordhin doono Garoonka Kubbadda Cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe. wariyaha Daljir ee Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa warbixintan ka diyaariyay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c050719020100d604dd6c47/Warbixinta+Madaxweynaha+Dawladda+Puntland+oo+dhagax+dhiggay+Xarunta+Ciyaartoyda+Puntland+by+Sheekeeye+.mp3

Warka Fiidnimo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 60aad: Dib- u-heshisinta Galmudug& dadaallada maamul dhisitaan.(dhegayso)
Cudurka covid-19 oo ku faafay degaano ka tirsan jubbada Hoose
Madaxeynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu  maanta Garoowe ka dhegaxdhigay dhismaha cusub ee xarun ciyaareed taas oo lagu soo kordhin doono Garoonka Kubbadda Cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe.
wariyaha Daljir ee Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa warbixintan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: