Musharixiinta KGS oo rajoxumo ka muujiyey doorasho xalaal ah oo ka dhacda Baydhabo

HomeWararka

Musharixiinta KGS oo rajoxumo ka muujiyey doorasho xalaal ah oo ka dhacda Baydhabo

Musharixiinta u taagan doorashada madaxwaynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay doorasho xor oo xalaal ah oo ka dhacday magaalada Ba

Burtinle: Deeq raashin afurin ah oo maanta la gaarsiiyeey qoyasas isugu jira danyar iyo agoomo
Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Puntland oo La Hadlay Ardayda Imtixaanka U Fariisatay (dhegayso)
GAROOWE: WIIL DHALINYARO AH OO LA YIMID HAL-ABUUR CUSUB| (daawo)

Musharixiinta u taagan doorashada madaxwaynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay doorasho xor oo xalaal ah oo ka dhacday magaalada Baydhabo, iyadoo markii sadexaad dib loo dhigay doorashada.

Doorashad ayaa guddiga doorashada uu u iclaamiyay 19ka December, balse musharixiinta kala ah Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, Aadan Saransoor, Ibraahim Macalin Nuur ayaa sheegay doorashada inaan lagu kalsoonaan karin, maadaama waqti lagu beegay ay ahayd xilli beesha caalamka ay fasax galayaan.

Hoos ka akhriso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: