Musharixiinta KGS oo rajoxumo ka muujiyey doorasho xalaal ah oo ka dhacda Baydhabo

Musharixiinta KGS oo rajoxumo ka muujiyey doorasho xalaal ah oo ka dhacda Baydhabo

Musharixiinta u taagan doorashada madaxwaynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay doorasho xor oo xalaal ah oo ka dhacday magaalada Baydhabo, iyadoo markii sadexaad dib loo dhigay doorashada.

Doorashad ayaa guddiga doorashada uu u iclaamiyay 19ka December, balse musharixiinta kala ah Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, Aadan Saransoor, Ibraahim Macalin Nuur ayaa sheegay doorashada inaan lagu kalsoonaan karin, maadaama waqti lagu beegay ay ahayd xilli beesha caalamka ay fasax galayaan.

Hoos ka akhriso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com