Hogaamiyaha Ururka ONLF oo Itoobiya gaaray

HomeWararka

Hogaamiyaha Ururka ONLF oo Itoobiya gaaray

Waxaa gaaray magaalada Addis Ababa ew dalka Itoobiya wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha ururka ONLF Admiraal Maxamed Cumar Cismaan,iyadoona si weyn lo

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Gaalkacyko lagu soo dhaweyeey
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)
RW xasan Cali Khayre oo u duulay Dalka Switzerland

Waxaa gaaray magaalada Addis Ababa ew dalka Itoobiya wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha ururka ONLF Admiraal Maxamed Cumar Cismaan,iyadoona si weyn loogu soo dhaweeyey.

Waftigan ,waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida oo uu kamid yahay Madaxweynaha Dowlad deegaanka,Wasiirka Maaliyadda,mas’uuliyiin ka socotay dalka Kenya,shacab iyo odayaasha dhaqanka.

dhinacale Guddoomiyaha ururka ONLF Admiraal Maxamed Cumar Cismaan oo saxaafadda kula hadlay Addis Ababa ayaa sheegay in halgankooda ay si nabadgelyo ah kusii wadi doonaan isla markaana uu ku rajo weyn yahay in shacabka ay nabadda ka shaqeyn doonaan.

Admiraal Maxamed Cumar Cismaan ayaa sidoo kale ka dhawaajiyay in uu u ambabixi doono Dowlad Deegaanka Soomaalida soo dhaweynta kaddib.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: