HomeUncategorized

Nabad-sugidda Jubba oo 20 qof oo laga shakiyey ku qabtay howl-gal xalay laga sameeyey Kismaayo

Kismaayo, December 13, 2013 - Ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba ayaa howl-galo baaxad leh ka sameeyey xalay gudaha magaalada xaruunta ah ee Kismaayo, xili horaantii toddobaadka ay dilal ka dheceen magaalada.

R/Wasaare Gaas: Xilliga Kala Guurka ah Waa Inuu Dhamaadaa 20ka August 2012.
DHAGAYSO:Wasiir Xiddig oo ka warbixiyay Ujeedka uu u yimid Kismaayo
Al-shabaab oo sheegay in ay markasta heegan kaga jiraan weerarada ay fuliyaan reer galbeedku

Kismaayo, December 13, 2013 – Ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba ayaa howl-galo baaxad leh ka sameeyey xalay gudaha magaalada xaruunta ah ee Kismaayo, xili horaantii toddobaadka ay dilal ka dheceen magaalada.

Nabad-sugidda maamulka Jubba waxay sheegeen inay qabteen 20 ruux oo laga shakiyey.

Jamaal Cumar oo ah taliyaha nabad-sugidda waxaa uu sheegay inay baaritaano baaxad leh ku samayn doonaan dadka la soo qab-qabtay.

Howl-gallada ayaa weli ka socda Kismaayo.

Masuul ka tirsan maamulka dekedda Kismaayo ayaa lagu dilay suuqa Aargada horaantii toddobaadka, isla xiligaas waxaa magaalada xeebta ah howl-gal lagu soo aruuriyey in ka badan 270 aaladaha qarxa ah.

Diiwaanka wararka

Radio daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: