Nabadoon lagu caleema saaray Burtinle (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoon lagu caleema saaray Burtinle (dhegayso)

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal maanta waxaa lagu caleema saaray nabadoon Cabdikaafi Cabdulaahi Xuseen oo kamid noqonaya golaha dhaqanka Cusub e

Madaxweynaha DFS oo baaq deg deg ah ka soo saaray dagaalka galbeedka Kismaayo ka socda
Hoos udhaca sarifka doolarka ee suuqa Garoowe iyo sare ukaca maciishada (daawo)
Madaxweynaha JFS oo Talyaaniga uga qeybgalayo shirar heer caalami ah iyo kuwo heer gobol ah

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal maanta waxaa lagu caleema saaray nabadoon Cabdikaafi Cabdulaahi Xuseen oo kamid noqonaya golaha dhaqanka Cusub ee Puntland.

Munaasabada caleemasaarka nabadoonka oo Burtinle ka dhacday waxaa ka qayb galay,Cuqaal,Nabadoono,Ganacsato,Issimo,Aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda degmadda Burtinle.

Masuuliyin ka tirsan Puntland ayaa Xafladda Caleemasaarka Nabadoonka ku sugnaa kuwaas oo kalmado dardaaran ah u jeediyeey Nabadoonka Cusub.

sido kale Qaar kamid ah Nabadoonadii ka qayb galay Xafladaas ayaa hadalo kala duwan oo ay ku dhirigalinayaan nabadoona kajeediyeey xafladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: