Dhismaha Buundo cusub oo Puntland laga hirgalinayo (dhegayso)

HomeWararka

Dhismaha Buundo cusub oo Puntland laga hirgalinayo (dhegayso)

Buundadan ayaa noqonaysa mid lagu dhiso si Isxilqaamnimo ah oo guud ahaan dadweynaha ka qayb-qaadanayaan dhismaheeda. Dhaqaalaha ku baxay dhismaha

Maamulka Somaliland oo mamnuucay in la isku yimaado maalmo ciidka (dhegayso)
Maxaa kasoo baxay shirkii Rooble & Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka?
Dowladda Itoobiya oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay hub

Buundadan ayaa noqonaysa mid lagu dhiso si Isxilqaamnimo ah oo guud ahaan dadweynaha ka qayb-qaadanayaan dhismaheeda.

Dhaqaalaha ku baxay dhismaha Buundadan ayaa dhan $ 70,000 dollar iyadoona la sheegay in lagu dhisayo muddo dhan 45 cisho gudahood,waxaana dhererkeeda lagu sheegay 120 M sida ay sheegeen Guddigu.

Guddiga dhismahaan oo u badan haween ayaa dadweynaha Puntland ka codsaday in laga qayb galo dhismaha buundadan.

Luul Maxamed Warsame oo kamid ah Guddiga dhismaha Buundada ayaa iiga warantay, caqabadaha iyo waxyaabaha keenay inay arrintaan u istaagaan .Dhismaha Buundo cusub oo dad mareen

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: