Shirkada Towfiiq oo Bosaaso ku Abaal marisay 40 qof oo macaamiisheeda ka mid ah  (dhegayso)+Sawiro

HomeWararka

Shirkada Towfiiq oo Bosaaso ku Abaal marisay 40 qof oo macaamiisheeda ka mid ah (dhegayso)+Sawiro

Shirkada Towfiiq oo kamid ah shirkadaha ugu waa wayn Puntland , kana howlgasha gobolada iyo degmooyinka Puntland iyo Soomaaliya, ayaa maanta magaalada

Kulanka Kismaayo iyo caleemasaarka Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe)
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garowe (dhegayso)
Prof. Jannagale oo taageeray mamnuucidda DP World sheegayna in uu yahay musharrax Madaxweyne Puntland (dhegayso)

Shirkada Towfiiq oo kamid ah shirkadaha ugu waa wayn Puntland , kana howlgasha gobolada iyo degmooyinka Puntland iyo Soomaaliya, ayaa maanta magaalada Bosaaso abaalmarino qaali ah waxa ay ku gudoon siisay macaamiisheeda ku xiran adeegyada ay bixiso Shirkada Towfiiq .

Munaasibada ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka sare ee shirkada Towfiq , maamulka shirkada Waabari Group, oo bahwadaag la ah shirada Towfiiq , maamulka rugta ganacsiga Puntland iyo Ganacsato .

Abaal marinadii labixiyay ayaa waxaa kamid ahaa sadax gaari oo nooca raaxada ah .

Wariyaha Daljir ee Bosaaso Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: