Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 49aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 49aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Barnaamijka Hiigsi & Hayaan (H&H) oo ah taxane todobaadle ah waxaa soosaaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (EAU). H&H waa barnaamij huwan hormarinta tacliinta iyo hiigsiga hilinka toosan ee maamul hufnaanta iyo hormarinta bulshada.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0