Shirkada Towfiiq oo Bosaaso ku Abaal marisay 40 qof oo macaamiisheeda ka mid ah (dhegayso)+Sawiro

Shirkada Towfiiq oo Bosaaso ku Abaal marisay 40 qof oo macaamiisheeda ka mid ah  (dhegayso)+Sawiro

Shirkada Towfiiq oo kamid ah shirkadaha ugu waa wayn Puntland , kana howlgasha gobolada iyo degmooyinka Puntland iyo Soomaaliya, ayaa maanta magaalada Bosaaso abaalmarino qaali ah waxa ay ku gudoon siisay macaamiisheeda ku xiran adeegyada ay bixiso Shirkada Towfiiq .

Munaasibada ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka sare ee shirkada Towfiq , maamulka shirkada Waabari Group, oo bahwadaag la ah shirada Towfiiq , maamulka rugta ganacsiga Puntland iyo Ganacsato .

Abaal marinadii labixiyay ayaa waxaa kamid ahaa sadax gaari oo nooca raaxada ah .

Wariyaha Daljir ee Bosaaso Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com