Wacaal daray ah: Qarax ka dhacay Boosaaso iyo Rasaas la maqlayo

HomeWararka

Wacaal daray ah: Qarax ka dhacay Boosaaso iyo Rasaas la maqlayo

Boosaaso warar hordhac ah oo naga soo gaaraya ayaa sheegaya in jugta Qarax xoogan laga maqlayo qaar kamid ah xaafadaha Magaaladda Boosaaso ay ka kooba

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Magaladda Burtinle oo laga Ciiday Maanta & Masuuliyin Salaada Ciida la Tukaday Shacab (dhegayso)
Galmudug oo Heshiis dhex dhigtay beelo gobalka Hiraan ku dagaalamay

Boosaaso warar hordhac ah oo naga soo gaaraya ayaa sheegaya in jugta Qarax xoogan laga maqlayo qaar kamid ah xaafadaha Magaaladda Boosaaso ay ka koobantahay.

Qaraxan lama garanayo halka uu kadhacay iyo meesha uu kadhacay,balse jugta qaraxa kadib waxaa la maqlay rasaas xoogan oo dhacaysa,walina faahfaahin dheraad ah lagama hayo.

Isha ku hay Radio daljir oo lasoco wararka Qaraxaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: