Wacaal daray ah: Qarax ka dhacay Boosaaso iyo Rasaas la maqlayo

Wacaal daray ah: Qarax ka dhacay Boosaaso iyo Rasaas la maqlayo

Boosaaso warar hordhac ah oo naga soo gaaraya ayaa sheegaya in jugta Qarax xoogan laga maqlayo qaar kamid ah xaafadaha Magaaladda Boosaaso ay ka koobantahay.

Qaraxan lama garanayo halka uu kadhacay iyo meesha uu kadhacay,balse jugta qaraxa kadib waxaa la maqlay rasaas xoogan oo dhacaysa,walina faahfaahin dheraad ah lagama hayo.

Isha ku hay Radio daljir oo lasoco wararka Qaraxaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0