Madaxweyne kuxigeenka Puntland “Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, waqtigoodii waa uu dhamaaday ” (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne kuxigeenka Puntland “Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, waqtigoodii waa uu dhamaaday ” (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Injineer C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa soo dhaweyay qodobadii  ay soo saareen gudigii aqalka sare ee loo xil saaray x

Macalimiin Ardayda Jaamacadda Cusub ee Jariiban si bilaash wax ku bari doona (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maxaa kasoo baxay Shirki Wasiiradda Arrimaha Gudaha Jaamacadda Carabta?

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Injineer C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa soo dhaweyay qodobadii  ay soo saareen gudigii aqalka sare ee loo xil saaray xal ka gaarista khilaafka dowladda iyo dowladd goboleedyada .

 

Camey ayaa dhanka kale waxa uu sheegay in ay soo afjarmeen  madashii maamul goboleedyada ay ku midaysnaayeen oo ay ku soo hareen oo kaliya sadax mamaul goboleed .

 

Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in maamul goboleedyada ay doonayaan in loo fuliyo danahooda gaarka ah taasina aysan suurta gal ahayn .

Camey ayaa hadalkan sheegay xili uu la hadlaayay mid kamid ah Warbaahinta layska arko ee maxaliga ah

Dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: