Madaxweyne kuxigeenka Puntland “Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, waqtigoodii waa uu dhamaaday ” (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka Puntland “Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, waqtigoodii waa uu dhamaaday ” (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Injineer C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa soo dhaweyay qodobadii  ay soo saareen gudigii aqalka sare ee loo xil saaray xal ka gaarista khilaafka dowladda iyo dowladd goboleedyada .

 

Camey ayaa dhanka kale waxa uu sheegay in ay soo afjarmeen  madashii maamul goboleedyada ay ku midaysnaayeen oo ay ku soo hareen oo kaliya sadax mamaul goboleed .

 

Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in maamul goboleedyada ay doonayaan in loo fuliyo danahooda gaarka ah taasina aysan suurta gal ahayn .

Camey ayaa hadalkan sheegay xili uu la hadlaayay mid kamid ah Warbaahinta layska arko ee maxaliga ah

Dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com