NISA oo gacanta ku soo dhigtay Ninkii soo abaabulay weerarkii Hotelka Saxafi

NISA oo gacanta ku soo dhigtay Ninkii soo abaabulay weerarkii  Hotelka Saxafi

Qoraal la soo dhigay Barta twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgal la sameeyay lagu qabtay Maskaxdii ka dambeysay weerarkii 9kii Bishii Noverber lagu qaaday hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho.

Weerarkaas oo ku bilaawday qaraxyo ayaa waxaa ku geeriyooday dad ubadan Shacab iyo Wiil uu dhalay Cabdirashiid Shire Ilqeynte oo ah Milkiilaha Hotelka Saxafi,kaas oo isna ku geeriyooday weerarkii Hotelkaas lagu qaaday Sanadkii 2015.

NISA ma aysan shaacin magaca shaqsigan  iyo halka howlgalka laga sameeyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com