Waa Sidee Xaaladda Barakacayasha Burtinle (dhegayso)

HomeWararka

Waa Sidee Xaaladda Barakacayasha Burtinle (dhegayso)

Agaasime ku xigeenka hay’adda daryeelka Bulshadda Puntland shucayb siciid maxamed oo waraysi siyeey radio daljir ayaa ka hadlay kormeer uu ku tagay xeryaha baracayaasha Burtinle. Shacayb ayaa u kuurgalayeey xaladda nololeed ee baracayaasha degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal wuxuuna sheegay inay haysto xaalad u baahan in wax laga qabto dadkaasna daryeel guudna loo sameeyo. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bfc923afd0000b20cc7188f/Agaasime+ku+xigeenka+hayda+daryeelka+bulshada+Puntland+shacayb+siciid+maxamed+.mp3

Xagee Ku Dambaysay Sayladdii Puntland Ka Dhistay Galkacyo (dhegayso)
Maxaabiis Iraan u dhashay oo Xabsiyada Soomaaliya laga siidaayay
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Agaasime ku xigeenka hay’adda daryeelka Bulshadda Puntland shucayb siciid maxamed oo waraysi siyeey radio daljir ayaa ka hadlay kormeer uu ku tagay xeryaha baracayaasha Burtinle.

Shacayb ayaa u kuurgalayeey xaladda nololeed ee baracayaasha degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal wuxuuna sheegay inay haysto xaalad u baahan in wax laga qabto dadkaasna daryeel guudna loo sameeyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: