Guddiga amniga gobalka Nugaal oo awaamir kasoo saaray Amniga Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga amniga gobalka Nugaal oo awaamir kasoo saaray Amniga Garoowe (dhegayso)

Gudiga Amniga gobolka Nugaal ayaa Amaro culus ka soo saaray Amaanka gaar ahaan ciidamada ilaalada musharixiinta iyo cid kasta oo hub ku dhex wadata ma

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Addis Ababa lana kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
Garowe: Dawlada Hoose oo digniin kasoo saartay arimaha COVID19 (daawo)
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 17aad – dhegayso/daawo)

Gudiga Amniga gobolka Nugaal ayaa Amaro culus ka soo saaray Amaanka gaar ahaan ciidamada ilaalada musharixiinta iyo cid kasta oo hub ku dhex wadata magaalada ,xili ay soo baxayeen musharrixin ay lasocdaan ilaali tiro badan.

Taliyaha Xasilinta ahna Taliyaha Ciidanka PSF Gobolka Nugaal Cabdixamiid maxamed dirir iyo gudoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal ayaa sheegay in hawlgalo culus oo ka duwan kuwii hore in la bilaabi doono.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: