Waa maxay sababta ilaa iyo haatan aan loo soo magacaabin Gudigii doorashada Puntland? (dhegayso)

HomeWararka

Waa maxay sababta ilaa iyo haatan aan loo soo magacaabin Gudigii doorashada Puntland? (dhegayso)

8- BishaJanayo 2019 ka Puntland waxa ay galaysaa doorashada Madaxweynaha , waxaana ilaa iyo haatan  aan la soo magacaabin gudigii khilaafaadka doorash

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay la wareegitaanka Taalibaan ee Afganistaan
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Eheladda Xildhibaan Xaashi Cabdi Shiil
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

8- BishaJanayo 2019 ka Puntland waxa ay galaysaa doorashada Madaxweynaha , waxaana ilaa iyo haatan  aan la soo magacaabin gudigii khilaafaadka doorashada.

Musraxiinta u taagan dorashada Puntland ee 2019ka, ayaa madaxweynaha haatan xilkiisa uu sii dhamaanaya C/wali Gaas  waxa ay ka codsadeen in uu ka tala galiyaan magacaabista gudigan .
Aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta Puntland  qaar kood waxa ay ka walaacsanyihiin  qaab dhismeedka gudigan , waxayna muujiyeen  cabsi ah in gudiga lagu soo daro dad aragti lawadaaga dowladda .
Hadaba madaxweyne Gaas mawax uu mari doonaa  wadadii uu maray madaxweynihii ka horeeyay  C/raxmaan faroole oo wuxuu iskii u soo magacaabi doonaa gudigii khilaafaadka dorashada ? mise wuxuu kala tashan doonaa Musharaxiinta .?
Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Aqoonyahan Muse Cali Jaamac.
wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: