Dilalka Burcaddda Koonfur Afrika ee ay ku hayaan Soomaalida oo sii socda

HomeWararka

Dilalka Burcaddda Koonfur Afrika ee ay ku hayaan Soomaalida oo sii socda

Waxaa lagu dilay magaalada Cape Town ee Koonfur Afrika muwaadin Soomaaliyeed oo goob ganacsi ah ku lahaa magaaladaasi. Dilka ayaa waxaa gaystay koo

Beeralayda Puntland oo diiday dalagyo ay tijaabinayaan hay’ado caalami ah (dhegayso)
Axmed Madoobe “Dowladda Soomaaliya balan ayay iga baxday”
Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaraha qaraxyadii Muqdisho

Waxaa lagu dilay magaalada Cape Town ee Koonfur Afrika muwaadin Soomaaliyeed oo goob ganacsi ah ku lahaa magaaladaasi.

Dilka ayaa waxaa gaystay koox hubaysan, waxaana ay dhac u gaysteen goobtii ganacsiga ee weerarka ay ku qaadeen.

Marxuumka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Hilaal Xirsi Jaamac.

Koonfur Afrika ayaa waxaan jirin wax garsoor ah iyo tilaabo dowladda ay u qaaddo si loo ciqaabo kooxaha boobka ku haya nafta iyo hantida ajaanibta ee badankooda Soomaalida ah ee lagu dilayo dalkaasi.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: