Sarkaal katirsan maxkamadda sare ee Puntland oo lagu weeraray Bosaso

HomeWararka

Sarkaal katirsan maxkamadda sare ee Puntland oo lagu weeraray Bosaso

kooxo ku hubaysan bastoolad ayaa habeenimadii xalay weeray masuul katirsan maxkamadda sare Puntland, kaasi oo ah guddoomiye kuxigeenka labaad ee maxka

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo shaaciyay habraaca diiwaangelinta ururada Siyaasadeed (Akhriso)
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo shacabka Boosaaso ugu baaqay inay kashaqeyaan Amniga (Daawo)
Raysal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in lagu heshiiyay Soomaaliya iyo Itoobiya inay hal dal noqdaan

kooxo ku hubaysan bastoolad ayaa habeenimadii xalay weeray masuul katirsan maxkamadda sare Puntland, kaasi oo ah guddoomiye kuxigeenka labaad ee maxkamadda laguna magacaabo Siciid Muumin.

Sarkaalka la weeraray ee katirsan laamaha garsoorka aya dhaawac fudud uu kasoo gaaray weerarka, waxaana uu kadhacay xaafadda Laanta Hawada ee Bosaso.

Laamaha ammaanka ee gobolka Bari ayaan ka hadlin dhacdadan.

Ciidamada ammaanka ayaa goobta gaaray, waxaana la sheegin inay dad usoo qabteen iyo in kalle.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: