Qaban qaabada shir Nabadeed oo laga darreemayo balanbale (dhegayso)

HomeWararka

Qaban qaabada shir Nabadeed oo laga darreemayo balanbale (dhegayso)

Madaxa Arrimaha Bulshada degmadda Balanballe Saalax Cabdille Aadan oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa kawarbixiyay Nabadeenta laga dhexwado Beelihii ku diriray dhaawaan deegaanka Hardis Saalax Cabdille sheegay in ay socoto qaban qaabada shirkaas nabadeed,isla markaana ay rajaynayaan in lagu soo afjaro xurfuftaas u dhaxaysa labada belood. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bf57e100a0100086dc756dd/Waraysiga+Madaxa+arrimaha+bulshada+degmadda+Balanballe.MP3

Khilaafka labada Aqal ee Soomaaliya muxuu salka ku hayaa? ( Faalo)
Madaxweyne Gaas waa musharax madaxweyne markale 2019 (dhegayso | sawirro)
WACAAL DAREY AH | Calmadow, Sanaag oo lagu dilay hooyo uur leh iyo wiil ay dhashay

Madaxa Arrimaha Bulshada degmadda Balanballe Saalax Cabdille Aadan oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa kawarbixiyay Nabadeenta laga dhexwado Beelihii ku diriray dhaawaan deegaanka Hardis

Saalax Cabdille sheegay in ay socoto qaban qaabada shirkaas nabadeed,isla markaana ay rajaynayaan in lagu soo afjaro xurfuftaas u dhaxaysa labada belood.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: