Qaban qaabada shir Nabadeed oo laga darreemayo balanbale (dhegayso)

Qaban qaabada shir Nabadeed oo laga darreemayo balanbale (dhegayso)

Madaxa Arrimaha Bulshada degmadda Balanballe Saalax Cabdille Aadan oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa kawarbixiyay Nabadeenta laga dhexwado Beelihii ku diriray dhaawaan deegaanka Hardis

Saalax Cabdille sheegay in ay socoto qaban qaabada shirkaas nabadeed,isla markaana ay rajaynayaan in lagu soo afjaro xurfuftaas u dhaxaysa labada belood.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com